Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur Galbeed asagoo kala hadlay in kaalintooda odeynimada ah qaataan. Kulanka odayaasha dhaqanka iyo Guddoomiyaha ayaa diirada lagu saaray sida wajiga koowaad ee dib u heshiisiinta loo mira-dhalin lahaa, waxaana odoyaasha dhaqanka loo xilsaaray in … Continue reading Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed (Sawirro)